wargeyskadawan.com
Siyaasi U Jawaabay Boqor Buurmadaw
Hargeysa(Dawan):-Siyaasi Axmed Cabdale Digaale ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Boqor Cismaan AwMaxamuud Buurmdaw, waxaanu sheegay in aanu burburin karin dalka Boqor Cismaan Aw Maxamuu…