wargeyskadawan.com
Weedha Wargeyska: Hadalka Xasan Sheikh wuxuu Markhaati u yahay Siyaasadda Khayaaliga ku Dhisan ee lagu hoggaamiyo Soomaaliya
Dhawaaqyada ku salaysan dhalanteedka, iska-dhihidda iyo dhankaalnimada ee ka soo yeedha madaxda Dalka fashilmay ee Soomaaliya, ma aha wax ku cusub dhegaha iyo dareenka umadda reer Somaliland laga …