wargeyskadawan.com
Xisbiga KULMIYE oo U Gudbiyey Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Shuruudihii Xeer 14 ku Waajibiyey
Hargeysa(Dawan):-Xisbiga KULMIYE ee haya talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shalay si rasmi ah ugu wareejiyey Guddiga Diiwaanwelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka dhok…