wargeyskadawan.com
Sergio Busquets oo Xaqiijiyey inuu ka Tegayo Barca iyo Kooxda uu Albaabada u Furay
Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa xaqiijiyey, in uu ka tegayo kooxdiisa marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan socda, isaga oo dhinaca kalena aqbalay dalab uga yimid naa…