wargeyskadawan.com
Wasiirka Macdanta oo ka Hadlay Meel Ceel Biyood laga Qodayay oo Raad Shidaal laga Helay
Hargeysa (Dawan):- Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in raad shidaal laga helay deegaanka Baha Dhamal oo u dhow caasimada Hargeysa. Dareere madow oo shidaal u eg ayaa hal mar kasoo booday g…