wargeyskadawan.com
Wasiir Kaahin oo ku amray Maayarrada Dalka in aanay bixin qandaraasyo aan marin guddida qandaraasyada Qaranka
Hargeysa(Dawan)-Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa wareegto uu soo saaray ku amray maamulka dawladdaha hoose ee dalka in mashaariicda horuma…