wargeyskadawan.com
Dhibta Malaha Xun!
Rasuulka Allah (scw) wuxuu yidhi: “ Cibaado waxa ugu fadli badan: farajka oo la sugo” Waxa weriyay Tarmadi. Carabtuna waxay tidhi: “ Xadhigu markuu adkaado, ugu danbaysta wuu go’aa”, oo loola jeedo…