wargeyskadawan.com
Ciidanka Booliiska oo soo Qabtay Haweenay ku Eedaysan inay Jidh-dil u Geysatay inan-yar
Hargeysa (Dawan):-Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen Haweenay ku eedaysan inay Jidh-dil u gaysatay inan yar. War kooban oo ay baahiyeen ciidanka booliska So…