wargeyskadawan.com
Imran Khan oo laga mamnuucay inuu xil u tartamo muddo shan sano ah
ISLAMABAD (Dawan) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa laga mamnuucay inuu xafiis siyaasadeed u tartamo muddo shan sano ah, kadib markii guddiga doorashada dalka ay xukumeen inuu ma…