wargeyskadawan.com
Urur Siyaasadeedka Barwaaqo oo si weyn Cududooda Taageero ugu Muujiyay Boorama
Boorama(Dawan):-Guddoomiye xigeenka ururka Barwaaqo Adan Xasan Mataan ayaa sheegay inay soo bandhigeen taageeryaal ka badan tiradii kun-ka ahayd ee laga doonayey. Mar uu kula hadlayay taageerayaas…