wargeyskadawan.com
Wasaaradda Beeraha oo ku Guuleystay Horyaalka Heerka 2aad ee Gobolka Awdal, Iskana Xaadirisay Heerka 1aad
Horyaalkii gobolka Awdal ee heerka labaad oo muddooyinkii u dambeeyay ka socday magaalada Boorama ayaa doraad la soo gunaanaday, kaasoo ay ku guuleysatay kooxda wasaaradda Beeraha ee gobolka Awdal.…