wargeyskadawan.com
Messi oo Magacaabay Saddexda Ciyaartoy ee Da’yarta ah ugu Wanaagsan Dunida Waqtigan
Xiddiga xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa magacaabay saddexda ciyaartoy ee ugu wanaagsan da’yarta dunida waqtigan, xilli la isku diyaarinayo Koobka Adduunka oo muddo saddex toddobaad ahi…