wargeyskadawan.com
Wefti Ka Socda Golaha Guurtida Somaliland la kulmay Maayarka Magaalo muhiim ah oo ka tirsan Ingiriiska
Qore. Cabdikariin Siciid Saalax Bristol(Dawan)-Marwo Hibaaq Cabdi Jaamac oo ah Xildhibaankii ugu horeeyey ee Somali ah ee laga doorto Golaha Deegaanka ee Magaalada Bristol isla markaana kasoo jeed…