wargeyskadawan.com
Fadliga Kurbada Laga Kor Qaado Muslinka!
Saxaabiga Abuu Hureyra (Rc) wuxu Rasuulka Allah (scw) ka weriyay in uu yidhi: “ Qofkii ka fayda (ka dulqaada) qof mu’min ah kurbo (dhibaato) ka mid ah kurbada (dhibaatooyinka) dunida, isagana…