wargeyskadawan.com
Hoggaanka KULMIYE oo kulan Ballaadhan la yeeshay Taageereyaasha Xisbiga ee Gabiley
Gabiley (Dawan): Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa shalay kulan la qaatay cuqaasha, waxgaradka, dha…