wargeyskadawan.com
Wasaaradda Beeraha oo Hawl-galka la-dagaalanka Kaneecada ku Fidinaysa Gobollada Dalka
Hargeysa (Dawan) Wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland oo toddobaadyadii u dambeeyay wadday hawl-gallo qaybaha Magaalada Hargeysa lagaga buufinayo Kaneecada, si looga taxadarro Xanuunka Xumadda…