wargeyskadawan.com
Wasiirka Maalgashiga oo la kulmay Wefdi Ganacsato ah oo ka Socda Dalka Malaysia
Hargeysa-(Dawan):- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Wershadaha Mudane. Cabdilaahi Cabdiraxmaan Aare ayaa kulan xafiiskiisa kula yeeshay laba wefti oo ka socda dalka Malaysia …