wargeyskadawan.com
Dawlada Hoose ee Burco oo Dhagax Dhigtay Shan Waddo oo Casri ah
Burco(Dawan):-Dawladda Hoose ee Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa Shalay dhagax dhigtay shan waddo oo laga hirgalin doono xaafadaha magaalada qaar ka mid ah. Maayar ku Xigeenka Maga…