wargeyskadawan.com
Sadio Mane oo ka Maqnaanaya Koobka Adduunka
Xiddiga reer Senegal ee Sadio Mane ayaa ka maqnaanaya Koobka Adduunka ee dhamaadka toddobaadka dambe bilaabmi doona kaddib markii uu dhaawac soo gaadhay xalay, kaas oo la xaqiijiyey in uu sabab u n…