wargeyskadawan.com
Arteta oo Farta ku Fiiqay Dhibta ugu Weyn ee Kooxdiisa Arsenal Haysata Xilli Ciyaareedkan
Tababare Mikel Arteta ayaa tilmaamay dhibaatada weyn ee kooxdiisa Arsenal haysata xilli ciyaareedkan isla markaana saamayn karta qaabka wanaagsan ee ay ku bilawdeen 2022-23. Arsenal ayaa habeen hor…