wargeyskadawan.com
Doorashada Ururada Siyaasada ayaa la Gelayaa.”Cabdinaasir Buuni
Hargeysa (Dawan):-Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni ayaa sheegay in aanay jirin cid gahar daamayn karta oo wax yeelan karta dalka Somaliland. Cabdinaasir Muxumed Xasan oo …