wargeyskadawan.com
Maxaa ka Jira in Qatar Malaayiin Dollar oo Laaluush ah ay Siisay Madax Afrikaan ah, si ay uga Caawiyaan Martigelinta Koobka Adduunka?
Saddex masuul oo sare oo Afrikaan ah ayaa lagu eedeeyey in ay lacago laaluush ah ka heleen dawladda Qatar xilligii uu dalkaasi tartanka ugu jiray martigelinta Koobka Adduunka. Warbixin uu helay war…