wargeyskadawan.com
Taliyaha Ciidanka Dab-demiska oo Qaabilay Madaxda Ha’yadda Eucap
Taliyaha ciidanka Dad-damiska Sarreeye Guuto Axmed Maxamed Xasan(Sawaaxili) ayaa shalay kulan la qaatay Madaxda ha’yadda Eucap, kulankaas oo ka qabsoomay taliska guud ee ciidanka Dab-demiska ee mag…