wargeyskadawan.com
Dani Alves oo Baadhitaan lagu Bilaabay Maalmo ka Hor Koobka Adduunka & Dembiga Loo Haysto
Maalmo kooban ka hor waqtiga uu bilaabmayo Koobka Adduunka, waxa soo baxaya warar sheegaya in boolisku ay baadhitaanno ku bilaabeen difaaca midig ee reer Brazil ee Dani Alves oo loo haysto dembiyo …