wargeyskadawan.com
Xiddigaha ugu Da’da Weyn ee ka Qayb Gelaya Koobka Adduunka Sanadka
Bilawga koobka adduunka ayay inaga xigaan lix maalmood, iyada oo xulalka intooda badani ay ku dhawaaqeen xiddigaha ay kaga qayb gali doonaan koobka adduunka. Waa riyada xiddig kasta inuu ciyaaro ko…