wargeyskadawan.com
Mu’adin Masaajid oo lagu Wareejiyay Gaadhi Curyaan, isaga oo Fariin warbaahinta u Mariyay walaalihii u soo iibiyay
Qulujeed (Dawan) – Cabdi Maxamed Xuseen waa wiil ka mida bulshada baahiyaha gaarka ah qabta, waa mu’adinka mid ka mida masaajidada degaanada hoos yimaada degmada Qulujeed ee gobolka Awdal. Sh…