wargeyskadawan.com
Koox Amaah 28 Maalmood ah ku Doonaysa Erling Haaland Inta Koobka Adduunka lagu Maqan Yahay
Waxa kooxaha looga kala ambabaxay kubadda cagta heer caalami iyadoo badi kooxaha waaweyn ciyaartoydoodu isku diyaarinayaan ka qayb galka koobka aduunka. Si ka duwan, weeraryahanka Man City ahna xid…