wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Baanka Dhexe oo Kulan la Qaatay Guddida Dabagalka ee Golaha Wakiillada
Hargeysa (Dawan) Guddi hoosaadka illaalinta iyo dabo-galka hantida qaranka ee golaha wakiillada Somaliland ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta baanka dhexe ee Somaliland. Markii kullankaasi soo dham…