wargeyskadawan.com
Shan Markab oo shidaalka qaada oo laga hakiyey xarumaha Djibouti iyo Maritime Cook island
Xarumaha maraakiibta caalamiga ah ee Djibouti iyo jasiiradaha Cook, ayaa hakiyey calamadii saarnaa shanta markab ee shidaalka qaada, ka dib ay ku xad-gudbeen cunaqabatayn uu Maraykanku ku soo rogay…