wargeyskadawan.com
Senegal oo ugu Horeysay Badinta Wadamada Afrika ee Koobka Adduunka iyo Marigeliyeyaashii oo ugu Hor Hadhay
Senegal ayaa noqotay dalkii koowaad ee Afrikaan ah ee guul kasoo hooya Koobka Adduunka, waxaanay 3-1 ku garaaceen dalka martigelinaya tartanka ee Qatara oo si rasmi ah uga hadhay Koobka Adduunka ee…