wargeyskadawan.com
Golaha Wakiillada Somaliland oo Ansixiyay Odoroska Miisaaniyad sannadeedka 2023
Hargeysa (Dawan):-Golaha wakiillada Somaliland ayaa ansixiyay odoroska miisaaniyad sannadeedka 2023-ka taas oo wax ka baddel iyo kaabis ay ku sameeyeen guddida dhaqaalaha maaliyadda iyo ganacsiga e…