wargeyskadawan.com
Wasaaradda Maaliyadda oo Bulshada u Jeedisay Bixinta Cashuuraha Macaashal-macaashka ah
Hargeysa-(Dawan):- Wasaarada Maaliyadda ayaa bulshada ugu baaqay inay bixiyaan cashuuraha macaashal-macaashka daaraha kirada ah iyo adeegyada iibka. Fariin ay Wasaarada Maaliyaddu soo saartay shala…