wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Dalka ka Saartay 134 qof oo u Dhashay Soomaaliya
Hargeysa (Dawan) Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa shalay dalka ka ambabixisay 134 qof oo ka soo laabtay wadanka Yemen, isla markaana u dhashay dalka Soomaaliya. Dadkaas aya…