wargeyskadawan.com
Dowladda Burkina Faso ayaa hakisay Radio France International
Dowladda militariga ah ee Burkina Faso ayaa hakisay baahinta raadiyaha Faransiiska ee RFI ee gobolka Sahel ee galbeedka Afrika, kaddib markii ay ku sheegtay warar been abuur ah oo ay codkooda siisa…