wargeyskadawan.com
Awdal: Jid Qaraniyo xidhna oo xukuumadda Somaliland Dhisayso
Baki (Dawan) Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somaliland, ayaa si rasmiya u dhagax-dhigey jidka isku xadha magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal iyo degmada Baki ee gobolkaasi. Jidkan oo dherarkiis…