wargeyskadawan.com
Didier Deschamps oo Iska Casilaya Xulka France & Ingiriiska oo Sabab u ah
Tababaraha xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa shaqada iska casili doona kaddib kulanka England ee wareegga siddeedda Koobka Adduunka, waase haddii uu dalkiisu guul-darraysto ciyaartaas. …