wargeyskadawan.com
H argaysa: Dawladda Hoose oo Dhammaystiray Jid Farxad Galiyay Bulshada Degmada Ibraahim Koodbuur
Hargeysa (Dawan) Tan iyo intii la doortay golaha deegaanka Hargeysa ayaa Caasimadda waxaa ka hanaqaaday dhisida wadooyin cusub, bannaynta jidad muddo badan xidhnaa oo ay bulshadu dhib ku qabeen iyo…