wargeyskadawan.com
Shaxda ugu Fiican ee Wareega Siddeed Dhamaadka Koobka Adduunka oo lasoo Saaray iyo Doorka Croatia & Morocco
Waxa la go’aamiyay xulalka isugu soo hadhay Semi-final-ka koobka adduunka iyada oo ay 8-dii xul ee tartanka ku hadhay 4 ka mid ah ka hadheen tartanka. Waxa jira xiddigo qaab ciyaareed cajiib ah soo…