wargeyskadawan.com
Dalka Innaga ayaa Leh Beesha Caalamkuna uma Taliso Somaliland.” Wasiir Dr Ciise
Hargeysa(Dawan):-Wasiirka wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr Ciise Kayd,ayaa beeniyay in wax wada hadal ah oo gaar ahi ay dhex mareen Madaxweynaha Somaliland M…