wargeyskadawan.com
Erik ten Hag oo Carrabaabay 7 Ciyaartoy oo United u Ciyaara oo Wacdaro ka Dhigay Koobka Adduunka
Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Erik ten Hag ayaa ku dooday in kooxdu ay u diyaar-garowday sidii ay u maarayn lahayn ciyaartoyda kasoo laabanaya Koobka Adduunka, kuwaas oo u ba…