wargeyskadawan.com
Faa,iidooyinka iyo Dhibaatooyinka Caafimaad ee uu leeyahay Cabbitaanka badan ee Bunka ama Qaxwuhu.
Todobaadkan waxa aan ku eegi doonaa qormada arimaha bulshada faa,iidooyinka iyo dhibaatooyinka caafimaad ee laga helo cabitaanka bunka maadaama oo uu sanadihii u dambeyey aad u soo badanaayo goobah…