wargeyskadawan.com
Beentu Waxa Ay Muujisa Fasaadka Qofka!
Beentu waa xumaan muujinaysa fasaadka qofka sheegaya waxayna shar ku tahay bulshada , qofkana waxay ku noqonaysaa denbi haddii aanay jirin baahi ku keliftay. Rasuulka Allaha (scw) waxa uu xadiis ku…