wargeyskadawan.com
Furitaanka Horyaalka Horyaallada: Garoonka Hargeysa Stadium Markii ugu Horeysay Habeen lagu Ciyaaray
Waxa shalay oo Jimace ah si rasmi ah uga bilaabmay garoonka caasimadda Somaliland ee Hargeysa Stadium horyaalka horyaallada Somaliland. Furitaanka horyaalka horyaallada oo Somaliland oo uu ka qaybg…