wargeyskadawan.com
Guddida Baadhista Xasuuqa Somaliland oo Aqoon-korodhsi u tegay Dalka Ruwanda
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland, Saleebaan Warsame Guuleed, ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ka anbabixiyay masuuliyiinta waaxda baadhista xasuuqa S…