wargeyskadawan.com
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Shir la Qaatay Siyaasiyiin ka Soo Jeedda Gobolada Badhan iyo Buuhoodle
Hargaysa (Dawan): Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ku boorriyay saddexda xisbi qaran iyo ururadda siyaasada ba in ay u midoobaan diiwaan gelinta codbixiyeyaasha. Wax…