wargeyskadawan.com
Waxaanu Shir ku Yeelanay 23-ka Maayer ee Degmo-doorashooyinka Dalka…” wasiir Kaahin
Hargaysa (Dawan):-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shalay kulan la qaatay maayarada 23 ka degmo Doorasho ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland. …