wargeyskadawan.com
Wasiirka Warfaafinta oo kulan lagu Dardargelinayo Diiwaan-gelinta cod-bixiyayaasha la yeeshay Agaasimeyaasha waaxyaha
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyi-galinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa kulan lagu dar-dar-galinayo, doorka wasaaradda warfaafinta ee diiwaan-geli…