wargeyskadawan.com
FIFA oo Shaacisay Goolkii ugu Quruxda Badnaa Koobka Adduunka
Xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey goolkii ugu quruxda badnaa Koobkii Adduunka ee Axaddii lasoo gabogabeeyey, kaas oo ay ku tartameen dhawr ciyaartoy balse looga hadhay xiddig…