wargeyskadawan.com
Kulan lagaga tashanayay tayenta Jaamacadaha bixiya aqoonta Cuulunta caafimaadka oo ka Qabsoomay wasaaradda Caafimaadka Somaliland
Barnaamijkeena caafimaadka toddobaadkan waxa aynu ku soo qaadan doona agaasimaha guud ee wasaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, oo xafiiskiisa ku qaabiley agaasim…