wargeyskadawan.com
Bisha June 2023 Warbixinta Somaliland Baarlamaanka Maraykanka Ayaa Lagu Fallanqeyn Doonaa” Bashiir Goth
Washington (Dawan)- Safiirka Somaliland ee dalka Maraykanka Md. Bashiir Goth ayaa sheegay inuu wax badan ka bedeli doono qadiyadda Somaliland xeerka iskaashiga Maraykanka, isla markaana ay tahay ma…